Waxaan u maleynayaa inay jiraan dad gebi ahaanba jahwareersan !! oo iska indha tiraya xaqiiqda..
Wariyaha wuxuu yiri Cristiano Ronaldo ma joogi doono halkaan caawa. Waa hal tartan kayar in la xisaabiyo.” Van dijk wuxuu ku jawaabay Cristiano Ronaldo runti ma yahay nin ku jira xifaaltanka?” Tani waxay ahayd jawaabta Daafaca xulka Nederland iyo kooxda Liverpool.

Waa sax oo waa la ogyahay in ronaldo aanu ku guuleysanin abaalmarinta caawa. In kastoo uu ku guuleystey koobab muhiim ah oo wadajirka ah β¦ laakiin taasi waa wada sheekeyn kale iyo weerar kale horta waxaan arki doonaa halka ay runtu ka timaado kubada cagta !!
Haddaba, qaaligeyga Virgil, xaggee baad u socotaa? Cristiano Ronaldo ayaa Soo Xaadiray Kun Jeer xaflada Ballon D’or fiiri qaaligeyga in Cristiano Xulkiisa kula guuleystay saddex koob intii aad Ciyaareysay welina aadan awoodin inaad gacantaada ku dhigto hal xabo!.
Cristaino Ronaldo xitaa wuxuu ahaa ciyaaryahanka ugu fiican iyo gooldhaliyaha ugu fiican qaramada Virgil xitaa Markaas wuu kaa yaraa. π.
Qaaligeyga Virgil, Cristiano Ronaldo wuxuu aaday meelo kale duwan wuxuuna noqday ciyaaryahanka ugu weyn taariikhda clubezito ama kooxihii uu soo Maray.
Real Madrid miyaa wax kuu sheegtay Virgil? Taasi Waa macquul, waa isla kooxdii uu kugu garaacay Finalkii Uefa Champions League..

Ronaldo wuxuu kugu garaacay Finalkii International Cup, miyaad adag tahay Virgil?? Waan ka xumahay Qaaligeyga Virgil weli, Cristaino Ronaldo wuxuu ku guuleystay horyaallo ka badan intii aad ku guuleysatay. miyeeysan Naxdin ahayn?.π’
Hadda cristiano wuxuu ku guuleysan doonaa Koobab, Markii aad gacanta ku dhigtid tiro kamid ah kuwa Ugu muhiimsan, Virgil laga yaabee inaad miiska la fariisan kartid Cristiano sidaasi waxaa ugu soo Jawaabay Hadalkii Van Dijk walasha Ronaldo Katia Aveiro.